Dil dad badan ka argagaxeen oo caawa ka dhacay magaalada Jowhar

Waxaa caawa magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle gaar ahaan laanta Faanoole ee xaafada Horseed ka dhacay dil ay aad uga argagxeen dadka deegaanka ,kadib markii Aabe halkaasi ku dilay wiil uu dhalay. Sida aan wararka ku helnay Aabe lagu magacaabo Cismaan Ibraahim ayaa dil aad looga naxay u geestay wiilkiisa curudka ah oo lagu magacaabi … Continue reading Dil dad badan ka argagaxeen oo caawa ka dhacay magaalada Jowhar